wargeyskadawan.com
Fadeexadii Facaa’ilkii Puntland, Fiiradii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Fariintii Al-Bashiirka Suudaan
Dawlad goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya, ayaa toddobaadkii la soo dhaafay cagaha la gashay fadeexad siyaasadeed , taasi oo hoos u dhigaysa mugii iyo miisaankii siyaasadeed ee gobolkaasi ka…