wargeyskadawan.com
Boko Haram oo Weerarkii ugu Horeeyay ku Qaaday Nayjar
Kooxda Nayjeeriya ee islaamiyiinta Boko Haram ayaa markii ugu horeysay weerar ku qaaday magaalo ku taal dalka Nayjar. Sida ay sheegayaan goobjoogayaal weerar ayaa lagu qaaday magaalada Bosso oo …