wargeyskadawan.com
Maayarka Boorame Oo U Han-jabay Ashkhaas Uu Ku Eedeeyay Inay Fidmo ka Wadaan Gobolka Awdal
Boorama, (Dawan)- Maayarka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha amniga magaaladaas, waxaanu sheegay xaaladda ka taagan galbeedku ay tahay arrin u taala oo qorsh…