wargeyskadawan.com
“Mucaaridka Waxaan Leeyahay Haddii Aanu Helno Noo Haneeya, Haddii Aad Heshaanna Waanu Hanaynaynaa”
Hargaysa(Dawan): Marwadda Koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa sheegtay inay waxqabadka muuqda ee ay qabteen ay dadkooda ku waydiisanayaan inay ku doortaan. Waxa kale…