wargeyskadawan.com
Qiso: Jacaylka Rasuulka (scw) Ee Axsaabta
Rasuulka Allah (scw) oo Asxaabta khudbad wacdi ah u jeedinaya ayuu Nin Istaagay, Nabiga (scw) ayaa Ninkii ku yidhi Fadhiiso, haddaba saxaabiga Ibnu Mascuud oo Masaajidka debediisa jooga ayaa maqlay…