wargeyskadawan.com
WEEDHA WARGEYSKA: Maxamed Xaashi Waa Ka Kaliya Ee Ay Siyaasadu Ku Waajibisay Inuu Miidaanka Ka Fadhiisto 18 Sanno Ka Hor!
Maxamed Xaashi Cimi, waligii xil iskama uu casilin, waxase uu macruuf ku yahay oo taariikhdiisa ku cad inuu ka mid yahay dadka xilka jecel, waxaanu laabta ka jecel yahay inaanu marnaba ka dhex …