wargeyskadawan.com
Cuqaasha Iyo Wax-garadka Qol-ujeed Oo Kalsoonidii kala Noqday Suldaanka Falaagoobay
Qol-ujeed (DAWAN)- Shir Balaadhan oo ay Shalay galab iskugu yimaadeen Cuqaasha iyo waxgaradka degmadda Qol-ujeed ee gobolka Awdal, ayaa lagu sheegay in waxgaradka deegaankaasi ay si rasmi ah kals…