wargeyskadawan.com
Sucuudiga oo sii Daayay Dumar Gawaadhi Kexeeyay
Wararka ka imaanaya boqortooyada Sucuudiga waxa ay sheegayaan in laba dumar ah oo u ololeynayay in dumarka ay xaq u leeyihiin inay gawaadhida kexeeyaan oo 70 maalin xidhnaa la sii daayay. Waxaa war…