wargeyskadawan.com
Agaasimaha Komishanka AIDS-ka Oo Beeniyay Inuu Xafiiska Ka Maqnaa Laba Maalmood
HARGEYSA (DAWAN)- Agaasimaha Fulinta ee Komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Prof. Cabdi Cali jaamac, ayaa beeniyay inuu labadii maalmood ee Arbacadii iyo Khamiistii todobaadkii hore uu ka maqnaa x…