wargeyskadawan.com
“Shan Shirkadood baa soo Dalbay Inay Dekeda Berbera maal-geliyaan, ma jirto Wax Lala Wareegayo” Wasiir Xirsi
Hargeysa, (Dawan)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa sheegay in aanu jirin qorshe dekeda Berbera loogu wareejinayo shirkado ajaanib ah, waxaanu tilmaamay inay jiraan shirk…