wargeyskadawan.com
Weriye soo Xidhay Dirayska Dilka ee Daacish
Weriyaha caanka ah ee Masar Jaabir Qamudi ayaa soo xidhay dirayska ay Daacish u xidho maxaabiista ay dilayso, markii uu sii daynayay warkii dadkii Masaarida Kiristaanka ah ee lagu laayay Liibiya…