wargeyskadawan.com
“Haddii ay Ka Tallaabsadaan Sharciga Guddoomiyeyaal iyo Asxaab Noqon Maayaan Waxaanay Isku Rogayaan Dambiileyaal” …
Hargeysa(Dawan): Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac shabeel), ayaa masuuliyiinta xisbiyadda Mucaaridka ah ku eedeeyay in ay sharciyada dalka baal marayaan…