wargeyskadawan.com
“Waa gef weligeed-ba dawlad wadaag ah lama dhisin maalintii aanu lahayn waxba ayaan loo kordhin Rayaale, Faysal waa kii nagu diidanaa ee lahaa Saleebaan ayaa meesha loo dhibayaa”.. Xildhibaan C/raxmaan Qawdhan
Hargaysa (Dawan): Xildhibaan C/raxmaan C/qaadir Qawdhan oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii ka soo yeedhay guddoomiyaha golaha Wakiiladda ahna g…