wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Socdaal Shaqo Ugu Baqoolaya Berbera
Hargeysa (Dawan)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta u socdaalaya magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera ee gobolka Saaxil, halkaasi oo sida la sheegay uu xadhiga…