wargeyskadawan.com
‘Mucaaridku Haddii ay Doorasho Hammuun u Qabaan Ha Soo Jeediyaan In Diiwaan-gelin la’aan Lagu galo”
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiiladda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee…