wargeyskadawan.com
Somaliland: Dooni Kalluumaysi Oo Ku Shuf-beeshay Xeebta Gobolka Salel
Saylac (Dawan): Dooni weyn oo nooca Kalluumaysiga ah oo laga leeyahay Somaliland ayaa shalay gelinkii dambe ku shuf beeshay xeebta gobolka Salel, gaar ahaan agagaarka biyaha badda Sacaadadiin.…