wargeyskadawan.com
Shir Lagu Dersayo Qorshaha Horumarinta Gobolka Togdheer Oo Burco Ka Furmay
Burco (Dawan): -Wasiirka Qorshaynta qaranka Sacaad Cali Shire ayaa shalay Magaalada Burco ka furay shir lagaga hadlayay qorshaha Gobolka Togdheer ee shanta sanadood ee soo socda.