wargeyskadawan.com
Baraaruji Awoodahaaga Oo Dhis Mustaqbalkaaga Qore:Dr Ibraahim Fiqi,waxaana turjumay Ismaaciil Tukaale Cigge
Buugani oo la magac baxay Baraaruji awoodahaaga oo dhis mustaqbalkaaga waa kitaab ka turjumaaya awoodaha Ilaahay siiyay aadamaha inta ay le’eg tahay,iyo sida ay u moogan yihiin ee ay uga war la’yih…