wargeyskadawan.com
“Doorasho Ninka Maanta Wad-wadaa Waa Nin Kicin Wada Doorasho Wakhtigeedii Lama Gaadhin”
Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa caddeeyay in aanay jirin wax ku saabsan dib u dhac ku yimid doorashooyinka oo soo gaadhay aqalka odayaas…