wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Cusub Ee Awdal Oo Ka Hadlay Tallaabooyinka Uu Qaadayo, Baaqna U Diray Shacbiga
Boorame (Dawan)- Guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka war bixiyay qorsshayaashiisa cusub ee uu kaga hawl galayo gobolka iyo meelaha ugu horreeya ee uu shaq…