wargeyskadawan.com
Sharci Islaami ah oo Jiray Qarni oo Muran ka Dhaliyay Austeriya
Baarlamaanka Austeriya ayaa ansixiyay isbedello leyskaga soo horjeedo oo lagu sameynayo sharci jirey qarni oo ku saabsan islaamka. Sharcigan oo la sheegayo in qeyb ahaan looga gol leeyahay i…