wargeyskadawan.com
Dhakhtarkii Hore ee Madaxweynaha Ruwanda oo Toogasho lagu Dilay
Ciidanka Booliska ee Dalka Ruwanda ayaa sheegay inay baadhitaan ku hayaan sababaha uu u dhacay shil ay Boolisku ku toogteen dhakhtarkii hore ee madaxweynaha Dalka Ruwanda. Dr Emmanuel Gasakure oo a…