wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo Mawqif Adag Iska Taagtay Wareegto TELESOM Burisay Oo Bulshadda Faa’iido u Lahayd
Hargeysa(DAWAN):- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM,ayaa Jabisay isla markaana dhegaha ka furaysatay inay ku dhaqanto digreeto uu Wasiirka Caafimaadka Somaliland soo saaray 4/2/2015 oo warbaahin…