wargeyskadawan.com
Badhasaabka Awdal Oo Kormeer Ku Tegay Jaamacadda Camuud
Boorama (Dawan): Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali saleebaan (Ramaax) ayaa shalay kormeer indho indhayn ah waxa uu ku tegay jaamacadda Camuud ee magaaladda Boorama.