wargeyskadawan.com
Carwada Ganacsiga Haweenka Itoobiya Ee Hargeysa oo Ammaanay Shirkadaha Dahabshiil Group
Hargeysa (DAWAN)- Carwada Ganacsiga Isu-tagga Dumarka Itoobiya (EWA) oo markii ugu horreysay lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa si wayn loogu ammaanay shirkadaha D…