wargeyskadawan.com
Haku Dagmin Muuqaalka Qofka
Lamaane aya maalin booqday beer xayawaan. Gabadh aya aragtay dayeerka oo la ciyaaraya dayeeradiisa, markaasi ayay tidhi “ Is jecla “. Haddana dhinaca libaax ayay u wareegeen waxayna argatay Libaaxi…