wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Ka Hadlay Xiisadii Ka Dhacday Wajahada Hore Ee Tiyaatarka
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare), ayaa ka hadlay murankii ka dhashay lahaanshiyaha wajadaha hore ee dhulka Tiyaatarka magaalada Hargeysa, waxaan…