wargeyskadawan.com
Guddoomiye Cirro Oo Ka Noqday Go’aankii Uu Iskaga Casilayay Xubinimadda Golaha Wakiiladda
Hargeysa (DAWAN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa la sheegay inuu ka noqday iscasilaadii uu she…