wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Namibia oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Ibrahim Prize 2014
Addis Ababa March 05/2015: Madaxweynaha Dalka Namibia Hifikepunye Pohamba ayaa loo magacaabay inuu ku guulaystay shahaadada Ibrahim Prise oo ah shahaado sanadle ah oo lagu abaalmariyo laguna dhiir…