wargeyskadawan.com
Xeer-beegti Go’aan Ka Soo Saartay Nabadeynta Taleex Oo Xukun Ku Riday Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland
Hargeysa (DAWAN)-Waxaa shalay la soo gabo-gabeeyay dhegaysiga dacwadihii ku saabsanaa shaqaaqadii ka dhacday degmada Taleex dabayaaqadii sannadkii 2013, iyadoo dacwadan ay ka gar-naqayeen culimo …