wargeyskadawan.com
Nin Sheegay in lagu Qasbay inuu Qirto Dil
Ninka lagu tuhmay toogashada hogaamiyihii mucaaradka ee Russia, Boris Nemtsov, ayaa sheegay in lagu qasbay inuu qirto dilka. Zaur Dadayev ayaa dacwad lagu soo oogay dhamaadkii todobaadka iyadoo uu …