wargeyskadawan.com
Ciidamada Ruushka Oo Noqday Kuwa Ugu Dumarka Badan Ciidan Ahaan
Dawlada dalkaasi Ruushka ayaa noqotay dawlad ay ciidamadeeda ku jiraan dumar aad u badani, kuwaas oo qaata tabobaro kala duwan oo badan, kana barbar dagaalama raga ka tirsan ciidamada dalkaasi. Dum…