wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax-dhigay Dhisme Casri ah oo Loo Binaynayo Wasaaradda Tamarta
Hargeysa (DAWAN)- Madaxweyne xigeenka Somaliland iyo Madaxda wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ayaa shalay dhagax dhigay dhisme Casri ah oo loo dhisi doono Wasaaraddaasi.