wargeyskadawan.com
Qaraxyo ka Dhacay Kaniisado ku yaala Bakistaan
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay laba kaniisadood oo ku yaalo magaaalada Lahore ee dalka Pakistan, sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka. Ugu yaraan 50 qof oo kale ayaa k…