wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo ka Hadashay Waajibyo Kaadhka Aqoonsigu ku soo Rogayo Muwaadiniinta
Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka hadlay waajibaadyo uu la iman doono kaadhka aqoonsiga Somaliland oo laga doonayo muwaadiniinta reer…