wargeyskadawan.com
UCID Oo Fulaynimo Ku Tilmaamay Xisbiga WADDANI Oo Qaadacay Dood TV-ga Qaranku Ku Marti-qaaday
Hargeysa (DAWAN)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ku tilmaamay fulaynimo xisbiga Waddani oo ka soo qayb-geli waayay dood lagaga hadlayay doorashooyinka oo todobaadkii hore uu qabtay Telefishan…