wargeyskadawan.com
Xukuumadda Iyo Akaadamiga Nabadda Oo Go’aamo ka Gaadhay Sidii Xal Loogu Heli Lahaa Khilaafaadka Dhulka
Hargeysa (Dawan)- Wasiirro ka tirsan xukuumadda, Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka iyo hay’adda UN-HABITAT, ayaa isla qaatay in si midaysan looga wada shaqeeyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyi…