wargeyskadawan.com
Suldaan Baane oo ku Baaqay Kor u Qaadista Wax soo Saarka Dalka
Hargeysa(Dawan):- Suldaan Cali Cabdillaahi Baane oo ka mid ah salaadiinta Hargaysa ayaa ku baaqay in la dhiirigeliyo wax soo saarka dalka gudihiisa si loo yareeyo ku tiirsanaanta waxyaabaha dibada…