wargeyskadawan.com
Buhaari oo ku Guulaystay Doorashadii Nayjeeriya iyo Madaxweynaha uu ka Akaaday oo Hanbalyeeyay
Doorashadii madaxtinimada Nayjeeriya ayaa waxa ku guuleystay Muhammadu Buhari, waana doorashadii ugu horeysay ee ay dalkaasi ku guuleystaan mucaaridku. Ninka ay tartamayeen ee ahaa madaxweynaha da…