wargeyskadawan.com
Koronto la'aan Baahsan oo ka Dhacday Turkiga
Wadanka Turkiga ayaa waxaa saameysay koronto la’aan baahsan. Waxaa hakad galay gaadiidka dadweynaha ee magaalooyinka waaweyn sida Istanbul iyo Ankara, waxaana sidoo kale la weeciyay duulimaad…