wargeyskadawan.com
QISO: Saaxiib Aan Ceeb lahayn Ma Jiro
Maalin ayay laba nin oo saaxiib ahaa Saxaaraha ku wada safreen. Iyagoo safarkooda ku jira ayuu muran dhex maray ka dibna midkooda ayaa dhirbaaxay saaxiibkiisa kale. Kan la dhirbaaxay kama jawaabin,…