wargeyskadawan.com
Guddiga Qarsoon Ee WADDANI Oo Go’aamiyay In Xilalka Laga Qaado Xoghayaha Guud Iyo Qaar Ka Mid ah Guddoomiye Ku xigeennada Xisbiga
Hargeysa (Dawan)-Guddiga mus-dambeedka Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo ka kooban 20 xubnood oo u badan beel qudha, ayaa la sheegay in kulamadoodii u dambeeyay ay ka soo saareen qodobbo ay u ar…