wargeyskadawan.com
“Xisbiga WADDANI Isaga Oo Saddex Sanno Jira Ayuu karayaa Oo La Hayn kari La’yahay”
Burco (Dawan)- Guddoomiyaha Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xiligii ay ahaayeen mucaaridka ay u hogaansameen tallooyin ay u soo jeediyeen Gud…