wargeyskadawan.com
Kenya oo Xidhay Xawaalado
Dawladda Kenya ayaa joojisay xisaabaadka 86 shakhsi iyo akoonada 13 xawaaladood, oo looga shakisan yahay inay taageero dhaqaale ku bixinayeen dhaqdhaqaaqyada Al-shabaab ay ka waddo Kenya. Dhawaan …