wargeyskadawan.com
Maraykanka oo Hubeynaya Xulafada Dagaalka Yemen
Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay sida ugu dhaqsaha badan hub ugu geyneyso xulafada uu Sacuudiga horkacayo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta Yemen. Mareykanka ayaa sidoo kale xoojinaya xogta…