wargeyskadawan.com
Salaadii Jimcaha Ee Shalay Oo Masaajidada Dalka Laga Oogay Duco Roob Doon ah
Hargeysa(Dawan):- Salaaddii Jimce ee shalay,ayaa guud ahaan masaajidda waawayn ee dalka, waxaa laga akhriyay duco roob doon ah oo ALLE lagaga baryayay in uu raxmadiisa innoo shubo.