wargeyskadawan.com
Gar-sooreyaasha Maxkamadaha oo Loo Qeybiyay Buugga Hagaha Dacwadaha Ciqaabta ah
Hargaysa (Dawan)- Gudoomiyaha gudida caddaalada ahna guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa shalay u qaybiyey garsoorayaasha iyo guddoomiyayaasha ka hawl gala maxka…