wargeyskadawan.com
“Guddoomiye Cirro Haddii Uu Gefay Oo Mari Kari waayay Sharcigii, Annagu Waanu Aqbalay Go’aanka Golaha”
Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaarada hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Wasaarad ahaaan ay aqbaleen go’aankii Golaha Wakiiladu ku laalay lacagtii lagu hubinayay tayadda gaadiid…