wargeyskadawan.com
Masar: Qarax ka dhacay waqooyiga Sinai
Qarax bambaano ayaa dilay shan askari waxayna dhaawacday saddex kale waqooyiga Sinai ee dalka Masar. Gobolka ayaa waxaa ku soo batay weerarka mintidiinta ay ku qaadayaan ciidamada ammaanka. Mintidi…