wargeyskadawan.com
Wasiirka Wershadaha Oo Ka War Bixiyay Maal-gashadeyaal Dalka Ka Hir-gelinaya Wershad Saliidda Soo Saarta
Hargeysa(Dawan):- Wasiirka Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse,ayaa daboolka ka qaaday maal-qabeenno reer Suudan ah oo dalka ka hir galinaya Wershad soo saarta saliidda oo dhawaan laga d…